boqortooyo.net
cayaaraha Messi hooyadii

Iska jir Leo Messi hooyadii yay ku gubine!! (Macarena Lemos: Messi hooyadii baa digsi karkaraya igu cayrsaneysey!) »

Macarena Lemos oo ah gabar 20 jira kana shaqeysa xaragada (fashion) isla markaana ay mudo yar isku cindanaayeen cabqariga kubadda cagta kooxda Barcelona, Leo Messi lix sanadood kahor ayaa waxaa…

Oct 27 2011 / No Comment / Read More »
EUROSOM: Kooxaha Gotheburg (Sweden) Vs Kanava (Finland) oo finalka soo gaarey

EUROSOM: Kooxaha Gotheburg (Sweden) Vs Kanava (Finland) oo finalka soo gaarey »

Waxaa weli si xiisa leh u socda ciyaarihii EUROSOM oo ka dhacaya magaalada Helsinki ee caasimadda Finland waxaana haatan soo gabagaboobey wereegii 2-aad oo ahaa nus dhamaadka (Semifinal) maadaama ay…

Jul 27 2011 / No Comment / Read More »
A

Ka qayb galayaasha ciyaaraha EUROSOM oo la xusuusiyay gurmadka Soomaaliya »

”Waloow aan ciyaaro iskugu nimid hadana yaan la iloobin in dadkeenii baahi u go’ayaan” ayuu yiri Jooqle Shire Jaamac oo ciyaarahan Soomaalida goob joog ka ah kuwaasoo ay ka qayb…

Jul 24 2011 / No Comment / Read More »
Mogadishu[1]

Ciyaaraha EUROSOM oo meel xasaasi ah maraya…! »

Waxaa weli gegada Prahä Kentaa oo ku yaalla meel aan sidaa uga durugsaneyn faras magaalaha Helsinki ka soconayaa ciyaarihii EUROSOM 2011 ee kuleylaha oo uu xiisohoodii jibaarmey maadaama ay kooxaha…

Jul 24 2011 / No Comment / Read More »
kanava

Ciyaarihii Xagaaga Soomaalida EUROSOM oo ka furmay Finland »

Waxaa maanta garoonka Prahä Kentaa oo ku yaalla bartamaha magaalada Helsinki ee dalka Finland si rasmi ah uga bilaabmay ciyaarihii kuleylaha oo sanadkiiba xilligan oo kale lagu qabto dalkan. Kooxaha…

Jul 20 2011 / No Comment / Read More »
koox

Ciyaaraha xagaaga SEUKI 2011: Dhalinyaradii ka socotey Denmark oo is dhigoodii Ingiriiska…! »

Waxaa halkoodii kasii socda ciyaarihii xagaaga Soomaalida ee SEUKI 2011 oo sidii caadiga ahayd lagu ciyaaro garoonka Spånga IP oo ku yaalla magaalada Stockholm ee xaruntan wadanka Sweden waxaana maanta…

Jul 17 2011 / No Comment / Read More »
Wararka

Xaalada Ka Sii Daraysa Ee Syria iyo Aragtida Ay Beesha Caalamku Ka Qabto (warbixin) »

syria

Dalka Syria waxaa ka taagan xaalad qasanaan ah, taas oo ka dhalatay dibad baxyo looga soo horjeedo xukuumada madaxweyne Bashar…

Feb 11 2012 / No Comment / Read More »

Ururka saxafiyiinta qurbo-joogta ee Sejass oo kulan ku yeeshay Nairobi. »

news york media day

Saxafiyiinta Qurbo-joogta Soomaaliyeed ee Nairobi ee hoostaga Ururka Somali Exiled Journalists Association (SEJASS) ayaa xalay kullan ballaaran oo wadatashi ah…

Jan 28 2012 / No Comment / Read More »

Wariye Muqdisho Lagu Dilay »

deg deg

Agaasimihii idaacadda Shabeelle ayaa galabta lagu dilay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho Xilli uu ku sii jeeday gurigiisa oo ku…

Jan 28 2012 / No Comment / Read More »

Xildhibaan Puntland oo Xalay Lagu Dilay Degmada Baar gaal »

xildhibaan

xildhibaan ka tirsanaa golaha baarlamaanka Puntland ayaa xalay lagu dilay degmada Baar gaal xilli uu ku sii jeeday Degmada caluula…

Jan 28 2012 / No Comment / Read More »

SEJASS oo Xuska Maalinta warfaafinta Soomaliyeed Ku qabatay Nairobi »

boardka

Xaflad lagu maamuusayay maalinta warfaafinta Soomaliyeed oo ay ka qeyb galeen bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa maanta( Sabti) lagu qabtay…

Jan 21 2012 / No Comment / Read More »

Tahriibe Soomaliyeed: Waa Nala Qaawiyay Rag Iyo Dumar »

Afyarey

C/laahi C/raxmaan Cumar waa 40 jir kudhashey Magaalada Laascaanood   wuxuuna kamid yahay Tahriibeyaal Soomaaliyeed ee kasoo jarmaadey Soomaaliya markii…

Jan 19 2012 / No Comment / Read More »

5 qof oo afar caruur ay tahay oo ku dhintay duqeyn loo gaystay Degmada Jilib »

Jilib

5 qof oo afar qof ay caruur yihiin ayaa maanta ku dhintay magaalada Jilib kadib markii ay diraad dagaal oo…

Jan 15 2012 / No Comment / Read More »

Qaban Qaabada Xuska Maalinta Warbaahinta Soomaaliya oo Nairobi Ka Socota »

faarxa blue geedoow

Magaalada Nairobi waxaa ka soconaya Xuska maalinta warbaahinta Soomaaliyeed, oo ay wadaan wariayayaasha Soomaaliyeed ee Qurba Jooga ah. Kulan ay…

Jan 14 2012 / No Comment / Read More »

Baliiska Soomaaliland oo Xiray Xarunta Teleefishinka Horncable ee Hargaysa »

horn

Police-ka Soomaaliland ayaa xiray xarunta teleefishinka HornCable oo ku lahaa magaalada hargaysa, shaqaalihiina waxaa uu ku amray in ay xafiiska…

Jan 14 2012 / No Comment / Read More »
Heeso Muuqaal ah
Boqortooyada

SEJASS oo Xuska Maalinta warfaafinta Soomaliyeed Ku qabatay Nairobi »

boardka

Xaflad lagu maamuusayay maalinta warfaafinta Soomaliyeed oo ay ka qeyb galeen bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa maanta( Sabti) lagu qabtay magaalada Nairobi. xafladda, oo ay soo qaban qaabiyeen guddiga wariyayaasha qurba jooga Soomaliyeed ( Sejass) ayaa  waxaa lagu furay aayadaha qur’aanka Kariimka ah. kadib, waxaa…

Jan 21 2012 / No Comment / Read More »

Horumarka Al-imra Institute Of journalism and training center Branch One Nairobi oo Sii Laba lixaadsaday »

DSC01152

waxaa muuqanaya horumarka balaaran ee uu ku talaabsanayo machadka barashada saxaafadda, luuqadaha iyo tababarada ee Baranch One Nairobi. Axaddii hore ee ay taariikhdu ke beegnayd 13-ka bisha November waxaa machadku tababar saxaafadda ah uu u soo xiray 40 saxafi oo shan maalmood tababar ku qaatay…

Nov 21 2011 / No Comment / Read More »

Siminaar Lagu Baranayo saxaafadda oo 40 Wariye Uga Furmay Xarunta Al-Imra ee Nairobi »

arday simnaar 3

Siminaar Saxaaafadeed oo soconaya mudo shan maalmood ah ayaa maanta ka furmay machadka barashada saxaafadda iyo tababarada Al-Imra ee magaalada Nairobi. tababarka oo ay ka qeyb galeen inkabadan afartan saxafi ayaa waxaa lagu bilaabay waxa ay xuriyadda hadalku tahay iyo waxa ay saxaafaddu xor u…

Oct 29 2011 / No Comment / Read More »

Tahniyadda Meherka Xuseen Cusmaan Saxnuuni iyo Idil Maxamed C/laahi »

Saxnuuni iyo idil

 1-Maxamed Cumar Sadiiq,  xaaskiisa iyo caruurtiisa 2-C/qaadir Xuseen Cumar, xaaskiisa iyo caruurtiisa 3-Liibaan cali  Cabdi (qalinle) 4-Maxamed barre Maxamud 5-C/shakuur c/maalik C/waaxid 6-C/fataax Ugaas Mahdi 7-C/qafaar Cusmaan Maxamed 8-Maxamed C/maalik C/waaxid 9-Axmed Cusmaan xasan 10-Fatxi Maxamed Ibraahim 11-Muqtaar c/qaadir ibraahim, xaasaskiisa  iyo caruurtiisa 12-maxamed Xasan…

Oct 26 2011 / No Comment / Read More »

Tahniyadda meherka xuseen saxnuuni iyo idil maxamed C/laahi »

Saxnuuni iyo idil

waxaa tahniyada diraaya wariyayaasha kala ah: C/samad c/qaadir faarax hanad. Maxamed Cusmaan Xuseen new York jabriil C/lle macalin jabra Maxamed gaarane adan Sahra cabdi ahmed Shaadiya Muxumad cabdi deeqo yuusuf shire Sonna Maxamed c/laahi siidii Ayaanle Xuseen cabdi Daauud Aweys Saalax cusmaan Diiriye Liibaan cabdi…

Oct 24 2011 / No Comment / Read More »

FAALLO: Maxay tahay sababta Kenya u soo faragelisay soomaliaya? »

beereey

Suxufi madax bannan Faarax Beerreey Toddobaadkan waxaa u furmay soomaaliya baal cusub oo dad badan ay qabaan in  dhiig kale inuu ku daato mooyee aanay waxba ka tarayn xaaladda murugsan ee hadda ka taagan soomaaliya kadib markii ciidamo ka tirsan dalka Kenya ay ka soo…

Oct 17 2011 / No Comment / Read More »
Maqaallo

Xaalada Ka Sii Daraysa Ee Syria iyo Aragtida Ay Beesha Caalamku Ka Qabto (warbixin) »

syria

Dalka Syria waxaa ka taagan xaalad qasanaan ah, taas oo ka dhalatay dibad baxyo looga soo horjeedo xukuumada madaxweyne Bashar al-assad, oo tan iyo bishii…

Feb 11 2012 / No Comment / Read More »

SEJASS oo Xuska Maalinta warfaafinta Soomaliyeed Ku qabatay Nairobi »

boardka

Xaflad lagu maamuusayay maalinta warfaafinta Soomaliyeed oo ay ka qeyb galeen bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa maanta( Sabti) lagu qabtay magaalada Nairobi. xafladda, oo ay…

Jan 21 2012 / No Comment / Read More »

Tahriibe Soomaliyeed: Waa Nala Qaawiyay Rag Iyo Dumar »

Afyarey

C/laahi C/raxmaan Cumar waa 40 jir kudhashey Magaalada Laascaanood   wuxuuna kamid yahay Tahriibeyaal Soomaaliyeed ee kasoo jarmaadey Soomaaliya markii Nolosha adag ee Dalka Ragaadisey…

Jan 19 2012 / No Comment / Read More »

Wariyayaasha Qurba Joogta Soomaliyeed ee Kenya (Sejass) oo Ka Hadlay dacaddiyadii Wariyayaasha Soomaliyeed 2011, Guddoomiyana u Doortay Maxamed Cusman New York »

new york sejass

Waxaa hoolka shirarka ee Andalus Hotel ee Magaalada Nairobi  Axaddii ka dhacay kulan loogu baroordiiqayay dacaddiyada lagula kacay Saxafiyiintii Soomaaliyeed iskugu jiray dilalka, dhaawacayada iyo…

Jan 2 2012 / No Comment / Read More »

Horumarka Al-imra Institute Of journalism and training center Branch One Nairobi oo Sii Laba lixaadsaday »

DSC01152

waxaa muuqanaya horumarka balaaran ee uu ku talaabsanayo machadka barashada saxaafadda, luuqadaha iyo tababarada ee Baranch One Nairobi. Axaddii hore ee ay taariikhdu ke beegnayd…

Nov 21 2011 / No Comment / Read More »
caafimaad DSC02591

Xanuunka caadaada (Dysmenorrhoea)

Horudhac Waxay dumarka intooda badan la kulmaan nooc xanuun caado inta ay noloshooda jirto. Erayga caafimaad ahaan loogu isticmaalo waa dysmenorrhoea. Xanuunka uu keeno caadaada dhiigga waxaa laga dareemi karaa qaybta hoose ee calooshaada, laakin waxuu…

May 26 2011 / Read More »
who

Dagaalada Sii Dabadheeraaday ee Soomaaliya Waxaa Ay Sababaeen Xanuuno Dhimirka(maskaxda)ah,QM

Nairobi (Boqortooyo.net) —- Dagaalada sii daba dheeraaday iyo xasilooni darada kajira dalka ayaa saamayn xoogan ku yeeshay caafimaadka xaga maskaxda ee dadka Soomaliyeed, hay’ada caafimaadka aduunka WHO ayaa sidaasi sheegtay Arbacadii. Sida ay ku waramayso WHO,…

Feb 3 2011 / Read More »
ganacsi ecommerce

Maxaad ka ogtahay Ganacsiga Internet-ka ee cusub?

Ganacsiga internetka oo Af-Ingiriisiga loogu yaqaanno “e-commerce” waa hab cusub oo lagu kala iibsado(gato) badeecadaha iyo adeeg-yada tiiyoo la isticmaalayo internet-ka. Faa-iidooyinka uu adeeggani dad-ka u leeyahay waxa kamid ah inay dadku, ayagoo iska fadhiya guryahooda,…

Sep 22 2010 / Read More »
buiss

Waxyaalo Muhiim u ah Sameynta Shirkad Ganacsi (A/risaq M Xuseen)

Ganacsiga oo ay ka mid tahay in shirkad cusub la asaaso, waa arin muhiim u ah guud ahaan dhaqaalaha. Gaar ahaan arintani waxay muhimad kale u sii leedahay bulshada soomaaliyeed, kuwa ku nool soomaliya iyo kuwa…

Aug 2 2010 / Read More »
qurba-joogta calamada

Turki waa gacal soo gurmaday

Wasiirka qorsheenta qaranka Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa faahfaahiyey mashaariicda ay dowladda turkiga kafulineyso wadanka soomaaliya oo maraya xaaladdii ugu darneyd ee uu ugu baahida badnaa in uu helo gacal gacan qabta, doorkaasna waxaa Alla mahaddii isu…

Oct 14 2011 / Read More »
sawir 1

Kulan aqoon iswaydaarsi ahaa oo ay Soomaalidu ku qabteen Magaalada Kopenhagen

Kulan aad u balaaran oo ay kasoo qayb galeen qaar ka tirsan ururada qurba joogta Soomaaliyeed ee Yurub ee dalka Soomaaliya ka sameeya mashaariicda iskugu jirta horumarinta iyo samafalka ayaa shir wada tashi ahaa kusoo gabagabeeyey…

Jun 1 2011 / Read More »
Taariikh DSC01152

Horumarka Al-imra Institute Of journalism and training center Branch One Nairobi oo Sii Laba lixaadsaday

waxaa muuqanaya horumarka balaaran ee uu ku talaabsanayo machadka barashada saxaafadda, luuqadaha iyo tababarada ee Baranch One Nairobi. Axaddii hore ee ay taariikhdu ke beegnayd 13-ka bisha November waxaa machadku tababar saxaafadda ah uu u soo…

Nov 21 2011 / Read More »
arday simnaar 3

Siminaar Lagu Baranayo saxaafadda oo 40 Wariye Uga Furmay Xarunta Al-Imra ee Nairobi

Siminaar Saxaaafadeed oo soconaya mudo shan maalmood ah ayaa maanta ka furmay machadka barashada saxaafadda iyo tababarada Al-Imra ee magaalada Nairobi. tababarka oo ay ka qeyb galeen inkabadan afartan saxafi ayaa waxaa lagu bilaabay waxa ay…

Oct 29 2011 / Read More »

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

 

May 2012
M T W T F S S
« Feb    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  

Parse error: syntax error, unexpected T_CONSTANT_ENCAPSED_STRING in /home/boqortoo/public_html/wp-content/themes/WpAdvNewspaper/footer.php on line 41